Dibad baxayaal careesan oo saakay gaadiid ku jaray Laamiga KM-4 (Daawo Sawirro)

Qaar kamid ah darawalada gaadiidka PL-ka iyo kuwa mooto bajaajta ayaa saakay banaan bax waxa ay ka dhigeen qeybo kamid ah magaalada Muqdisho gaar ahaan Isgooska KM-4 oo kamid ah goobaha ugu mashquulka badan Muqdisho. Darawalada banaanbaxa dhigayay ayaa ka cabanayay jidadka xiran ee magaalada Muqdisho iyo sidoo kale canshuurta badan ee laga qaado iyaga … Continue reading Dibad baxayaal careesan oo saakay gaadiid ku jaray Laamiga KM-4 (Daawo Sawirro)